Meydka Sheekh Maxamed Xasan oo la helay iyo Booliiska oo baaritaano bilaabay

Allah ha u naxaristee waxaa xalay meel cidlo ah laga helay meydka Sheekh Maxamed Xasan oo kamid ahaa culimada sida weyn looga yaqaan dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Columbus . Sheekha ayaa la sheegay in warkiisa la waayay mudo labo maalin ah looguna jiray baadi goob ,hasa ahaatee meydka Sheekha oo madaxa xabad uga taal … Continue reading Meydka Sheekh Maxamed Xasan oo la helay iyo Booliiska oo baaritaano bilaabay